Taliyaal iyo Askar loo xiray dilkii Gudoomiyaha Degmada Hodan iyo Baaritaano bilowday

Ciidamada booliiska gaar ahaan qeybta dambi baarista CID-da ayaa bilaabay baaritaano ku aadan dilkii xalay Isgooska Jid Mareexaan ee degmada Hodan loogu geestay Gudoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun. Gudoomiyaha ayaa gaari uu la socday waxaa rasaas xoogan ku furay ciidamo katirsan booliiska oo ku sugnaa Isgooska Jid Mareexaan, waxaana rasaastaasi u dhintay gudoomiyaha degmada Hodan … Continue reading Taliyaal iyo Askar loo xiray dilkii Gudoomiyaha Degmada Hodan iyo Baaritaano bilowday